Stockholm (RH)-Wararka ka imaanaya caasimadda dalka Sweden ee Stockholm, ayaa sheegaya in halkaas lagu dilay gabar Soomaaliyeed.
Gabadha la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Nimco Bashiir, waxaana lagu dilay mindi xilli ay shaqo kasoo baxday.
Booliiska ayaa sheegay in hal qof loo soo xiray falkaan baaritaanna ay wadaan.
Illaa hadda ma cadda sababta loo dilay gabadhan ka soo jeea Soomaaliya.
Allaha u naxariisto marxuumadda.
Radio Hormuud
Studio 3
Nairobi -Kenya
Category