RH Kolding: 5-ta Jun.2026, waxaa beerta ciyaarta ee Legeparken ee magaalada Kolding laga furi doonaa munaarad cusub oo ay carruurtu ku ciyaaraan iyo labo baaskiil-biyood.
Warar Cusub
Posted on: May 27, 2026
Nairobi (RH)-Maamulka iyo Shaqaalaha Radio Hormuud, waxa ay hambalyo ku aadan munaasabadda ciidda carafo u dirayaan akhristayaasha iyo dhagaystayaasha ku xiran Id
Posted on: May 26, 2026
kadib fal burburin ah oo ka dhacay agagaarka Ålegården ee magaalada Kolding. habeenkii Isniinta soo galaysay ayaa 40 kii taayir ee ku jiray baabuurta dowladda hoose si ula kac ah loo dalooliyay.
Posted on: May 19, 2026
RH: Subaxnimadii Axadda, waxaa maxkamadda horteeda la keenay labo wiil oo kale oo 17-sano jir ah, kuwaas oo lagu eedeeyay kiiska nin 25-sano jir ah oo habeenkii Sabtidii lagu dilay mindi de